Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Fajr ( The Dawn )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Fajr ( The Dawn ) - Verses Number 30
هَلْ فِي ذَٰلِكَ قَسَمٌ لِّذِي حِجْرٍ ( 5 )

Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
وَثَمُودَ الَّذِينَ جَابُوا الصَّخْرَ بِالْوَادِ ( 9 )

Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga.
فَأَمَّا الْإِنسَانُ إِذَا مَا ابْتَلَاهُ رَبُّهُ فَأَكْرَمَهُ وَنَعَّمَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَكْرَمَنِ ( 15 )

Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
وَأَمَّا إِذَا مَا ابْتَلَاهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَهَانَنِ ( 16 )

Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
وَجَاءَ رَبُّكَ وَالْمَلَكُ صَفًّا صَفًّا ( 22 )

Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan.
وَجِيءَ يَوْمَئِذٍ بِجَهَنَّمَ ۚ يَوْمَئِذٍ يَتَذَكَّرُ الْإِنسَانُ وَأَنَّىٰ لَهُ الذِّكْرَىٰ ( 23 )

Naarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari.
Random Books
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61666
- Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan-
Translators : cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Source : http://www.islamhouse.com/p/339604
- QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga-
From issues : Wadajirka Adeegaha Labada Xaram Ee Sharafka Badan Boqor Fahad Ee Daabacaadda Jaamaca Sharafta Badan
Source : http://www.islamhouse.com/p/453
- INKA BADAN 1000 SUNO MAALINTII IYO HABEENKII-
Translators : C/Qaadir sh.max,ed akhii
Source : http://www.islamhouse.com/p/339558
- Qaamuus soomaali carabi oo koobanQaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61650