Noble Quran » soomaali » Sorah Al-'alaq ( The Clot )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-'alaq ( The Clot ) - Verses Number 19
اقْرَأْ بِاسْمِ رَبِّكَ الَّذِي خَلَقَ ( 1 )
Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
أَرَأَيْتَ إِن كَانَ عَلَى الْهُدَىٰ ( 11 )
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَرَأَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ( 13 )
Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
Random Books
- WAXYAALO ILAAHAY XARIMAY DADKUNA FUDUDAYSTAY IN LA ISAGA DIGANA AY WAAJIB TAHAY-
Source : http://www.islamhouse.com/p/339560
- Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61645
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61666
- Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61659
- INKA BADAN 1000 SUNO MAALINTII IYO HABEENKII-
Translators : C/Qaadir sh.max,ed akhii
Source : http://www.islamhouse.com/p/339558












