soomaali - Sorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Noble Quran

Noble Quran » soomaali » Sorah Ad-Dhuha ( The Forenoon )

Choose the reader


soomaali

Sorah Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Verses Number 11
وَالضُّحَىٰ ( 1 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
وَاللَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ ( 2 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 2
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ( 3 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 3
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
وَلَلْآخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ الْأُولَىٰ ( 4 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 4
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰ ( 5 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 5
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَآوَىٰ ( 6 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 6
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
وَوَجَدَكَ ضَالًّا فَهَدَىٰ ( 7 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 7
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
وَوَجَدَكَ عَائِلًا فَأَغْنَىٰ ( 8 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 8
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
فَأَمَّا الْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ ( 9 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 9
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
وَأَمَّا السَّائِلَ فَلَا تَنْهَرْ ( 10 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 10
Ka wax su'aalina ha canaanan.
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ ( 11 ) Ad-Dhuha ( The Forenoon ) - Ayaa 11
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).

Random Books