soomaali - Sorah Al-Layl ( The Night ) - Noble Quran

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Layl ( The Night )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Layl ( The Night ) - Verses Number 21
وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَىٰ ( 1 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo.
وَالنَّهَارِ إِذَا تَجَلَّىٰ ( 2 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 2
Iyo markay Maalintu Muuqato (ifto).
وَمَا خَلَقَ الذَّكَرَ وَالْأُنثَىٰ ( 3 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 3
Iyo Abuuridda Dadka Lab iyo dhaddigba.
إِنَّ سَعْيَكُمْ لَشَتَّىٰ ( 4 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 4
In Camalkiinnu (dadow) kala duwanyahay.
فَأَمَّا مَنْ أَعْطَىٰ وَاتَّقَىٰ ( 5 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 5
Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada.
وَصَدَّقَ بِالْحُسْنَىٰ ( 6 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 6
Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal).
فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْيُسْرَىٰ ( 7 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 7
Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican).
وَأَمَّا مَن بَخِلَ وَاسْتَغْنَىٰ ( 8 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 8
Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya».
وَكَذَّبَ بِالْحُسْنَىٰ ( 9 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 9
Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal).
فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْعُسْرَىٰ ( 10 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 10
Waxaan u fududaynaa Jidka xun.
وَمَا يُغْنِي عَنْهُ مَالُهُ إِذَا تَرَدَّىٰ ( 11 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 11
Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo.
إِنَّ عَلَيْنَا لَلْهُدَىٰ ( 12 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 12
Annagaa wax hanuuninna.
وَإِنَّ لَنَا لَلْآخِرَةَ وَالْأُولَىٰ ( 13 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 13
Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh.
فَأَنذَرْتُكُمْ نَارًا تَلَظَّىٰ ( 14 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 14
Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran.
لَا يَصْلَاهَا إِلَّا الْأَشْقَى ( 15 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 15
Oosan galaynin Ruux xun mooyeen.
الَّذِي كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ( 16 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 16
Oo xaqa beeniyay jeedsadayna.
وَسَيُجَنَّبُهَا الْأَتْقَى ( 17 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 17
Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada.
الَّذِي يُؤْتِي مَالَهُ يَتَزَكَّىٰ ( 18 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 18
Ee bixiya Xoolihiisa si uu u daahirnoqdo.
وَمَا لِأَحَدٍ عِندَهُ مِن نِّعْمَةٍ تُجْزَىٰ ( 19 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 19
Ruux wax ugu nicmeeyayna oo abaalmarinna ma uusanjirin.
إِلَّا ابْتِغَاءَ وَجْهِ رَبِّهِ الْأَعْلَىٰ ( 20 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 20
Ee Wuxuu u bixin dar Eebaha sareeya.
وَلَسَوْفَ يَرْضَىٰ ( 21 ) Al-Layl ( The Night ) - Ayaa 21
Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi.

Random Books