Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Fatihah ( The Opening )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Fatihah ( The Opening ) - Verses Number 7
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ ( 1 )
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( 2 )
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
Random Books
- Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61659
- QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga-
From issues : Wadajirka Adeegaha Labada Xaram Ee Sharafka Badan Boqor Fahad Ee Daabacaadda Jaamaca Sharafta Badan
Source : http://www.islamhouse.com/p/453
- Duruusta Muhiimka u ah Umadda oo dhan-
Translators : cabdi raxmaan maxamed qeyliye
Source : http://www.islamhouse.com/p/339604
- SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODASADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODA
Formation : Maxamed Bin Cabdulwahaab
Translators : Cabdifataax Axmed
From issues : www.iu.edu.sa
Source : http://www.islamhouse.com/p/459
- Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo koobanSiduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
Source : http://www.islamhouse.com/p/172225












